Wararka

‘Hoggaan xor ah ayaa dalkiisa xoreeya’ (WARBIXIN) Qeybta 1-aad

Kadib markii dib loo soo doortay Madaxweynaha haatan majaraha Dalka Soomaaliya haya  Dr: Xasan Shikh Maxamuud oo lagu soo doortay Teendhada Afisyoone ee Magaalada...

Xujeyda Soomaaliyeed ee gaartay Sacuudiga oo booqday goobaha barakeysan ee Madiina

Xujeyda Soomaaliyeed ee sannadkaan gudaneysa Waajibaadka Xajka ayaa booqasho ku tagay qaar ka mid ah goobaha barakeysan ee Magaalada Madiina Al munawara. Goobaha ay Xujeydu...

Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayasha Qaranka ayaa qabatay tartan sports oo lagu maamuusayay Xuska 81 sano guurada aas aaskii ururkii SYL.

Tartan Ciyaareedkaan ayaa loo qabtay dhalinyaro iskugu jiray Gabdho iyo Wiilal ka mid ah soo laabtayaasha, Barakayaasha iyo Qaxootiga Dalka jooga si loo xoojiyo...

Horjooge Aadan Maxamed Cali Dhaayow ayaa lagu soo qabtay howlgal qorshaysan

Horjooge Aadan Maxamed Cali Dhaayow ayaa lagu soo qabtay howlgal qorshaysan oo ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed ay ka fuliyeen deegaanka Kuunyabuurow oo hoos taga...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika

-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Afrika, Mike Hammer,...

Ugu Akhris Badan