Wararka

Horjoogayal khawaarij ah oo Carruurtooda kala baxsanaya goobaha kooxdu joogto

Tan iyo markii dagaalka ka dhanka ah Kooxda Khawaarijta Al-shabaab uu ka billawday dalka, waxaa sii kordhayay cabsida iyo argagaxa ka jira goobaha ka...

Safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan oo xaqiijisay tirada Soomaalida ee kasoo samata baxday colaada Sudan

Safiir kuxigeenka safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan Amb Axmed Cabdi Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in muwaadiniin Soomaaliyeed oo tiradooda gaarayso...

Wasiirka Maaliyadda oo shir uga qeyb galay dalka Morocco

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan dalka Morocco ayaa ka qaybgalay furitaanka shirka sanadlaha ah ee hay’addaha maaliyadda Carabta, kaas...

Shir heerkiisu sareeyo oo looga hadlayo dardar gelinta howlaha gurmadka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Shir heerkiisu sarreeyo oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka  Soomaaliyed ee SoDMA oo looga hadlaayay dardargalinta howlaha gurmadka Soomaaliya iyo Sidii Gargaar...

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey magacaabista Xisaabiyaha Guud ee Dowladda

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa...

Ugu Akhris Badan