Wararka

Nuxurka Heshiisyada Soomaaliya iyo Masar (WARBIXIN)

Soomaaliya iyo Masar ayaa dhawaan kala Saxiixday heshiisyo muhiim ah, kuwaasi oo ku qotoma wax wada qabsi, sidaasi awgeed ayay labada Madaxweyne waa Madaxweynaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar, ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Mudane...

R/W Xamse” Waxaan dhiseynaa guddiga sare ee Waxbarashada si loo hormariyo tacliinta Sare”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeybgalay munaasabadda qalin-jabinta arday dhammaysay jaamacadda UPeace, ayaa sheegay in Xukuumaddu awoodda...

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo Booqasho Sharafeed ugu tagay Dhiggiisa dalka Kuwait

Safiirka Safaradda Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullahi Maxammed Odowa, ayaa booqasho sharafeed ugu tagay Dhiggiisa dalka Kuwait ee New Delhi,...

Wasiiru dowlaha Caafimaadka XFS oo tababar usoo xirtay howl-wadeenno Caafimaad

Wasiir dowlaha wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa ka qayb gashay xafladda qalin-jabinta dufcaddii 6aad ee tababarka...

Ugu Akhris Badan