Wararka

Heshiis Iskaashi oo dhexmaray Wasaaradda Shaqada iyo Hay’adda Qatar Charity

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’adda Qatar Charity, ayaa maanta Muqdisho ku kala saxiixday heshiis iskaashi oo lagu taageerayo barnaamijyada...

Soomaaliya iyo Masar oo Saxiixday Heshiisyo Muhiim ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Masar Mudane Cabdulfataax Al-Siisi,ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay Qasriga Al-Itixaadiya ee magaalada...

Wasiirka Qoyska oo Golaha Wasiirrada ugu mahadcelisay Cusboonaysiinta Guddiga NQ

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa uga mahadcelisay Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya talaabada ay...

Duqa Caasimadda oo kormeeray Waraha Biyo-qabadyada ah ee Degmooyinka 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir, ayaa kormeeray Waraha iyo Biyo qabadyada ku yaala Degmooyinka Xamarweyne, Boondheere, Warta Nabadda...

Golaha Wasiirrada oo cusboonaysiiyey xil-haynta Guddiga Naafada Qaranka

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, iyadoo kulankaasi uu muhiimad weyn u lahaa horumarinta adeegyada dowladda iyo xoojinta...

Ugu Akhris Badan