Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh, ayaa maanta la kulmay Denjiraha Midowga...
Wafdi ka socda Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, si ay u dardargeliyaan...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya Amb Ilyaas Xasan Cali ayaa ka qaybgalay kulanka u diyaar-garowga shirweynaha tamarta ee (Afrika Energy Summit) Kaas oo ka...