Wararka

[DAAWO+SAWIRRO]Hay’adda SODMA iyo Agaasimayaasha isbitaaladda Muqdisho oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Guddoomiyaha Hey'adda Maareynta Musoobooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Abdulle  ayaa sheegay in Isbitaaladda Muqdisho iyo Hey'adda ay iska kaashan doonaan xal u helidda dhibaatooyinka...

Ku-simaha madaxweynaha oo Gudoomiyaha Hiiraan kala hadlay dagaalka Al-Shabaab

Ku-simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan...

Ciidamada Qaranka oo la wareegay deegaanka Ceelbaraf

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya dadka deegaanka iyo kuwa Maamulka Hiirshabelle ayaa la wareegay deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha Dhaxe.   Gaashaanle Cali Yuusuf Macalim...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo tababar ku saabsanaa tabinta xaaladaha bini’aadannimo u furay saxafiyiinta Madaxa Banaan iyo kuwa Dowladda

Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane  Daa'uud Aweys Jaamac,oo tababar lagu baranayay habka tabinta xaaladaha bini'aadannimada iyo wararka degdega ah u furay ku dhawaad 30 suxufiyiin...

Putin oo 200 muwaadiniin Mareykanka ah ka maamnuucay inay soo galaan Ruushka

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa Jimcihii sheegtay inay ka mamnuucday 200 oo qof oo Maraykan ah inay soo galaan Ruushka, kuwaas oo ay...

Ugu Akhris Badan