Wararka

Ciidamo uu horkacaayo Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose oo la wareegay deegaano ay ku sugnaayeen Khawarijta Al-shabaab

Howlgal uu horkacayay Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose Mudane Ibraahim Aadan Cali Najax  laguna baacsanayay Maleeshiyadda Shabaab ayaa laga sameeyay  tuulooyinka Balow,Murugey, Siigoole,Moora guusha ,Culo...

[DAAWO] Shirka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo weli ka socda Magaaladda Garoowe

Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Yasiin Xaaji Samatar ayaa  shir guddoomisay shirka Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo...

Qof naftii halige ah ayaa isku qarxiyay albaabka hore ee Xerada nacnaca.

Qof naftii halige ah ayaa isku qarxiyay albaabka hore ee Xerada nacnaca. Dad shacab ah oo goobtaas ku sugnaa ayaa halkaas waxyeelo kasoo gaartay Waa mid...

Puntland iyo Galmudug oo gaaray heshiis ka kooban Shan qodob

Kulankaan oo looga hadlayay Xoojinta Amniga, Xasiloonida iyo wadajirka Bulshada Gobolka mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka mudug...

Madaxweyne Guudlaawe oo baaq u diray dadkii ka barakacay degaanka Masaajidka Cali Gaduud

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in Al-Shabaab  laga xureeyay deegaanka cali gaduud ay dhibaato badan ay ku hayeen bulshada ku...

Ugu Akhris Badan