Wararka

Guddoomiyaha Barlamaanka Jubbaland oo Muqdisho soo Gaaray

Habdhowraha golaha Aqalka Sare ee BFS Samsam Ibraahin Cali oo ay weliyaan qaar ka mid ah Sanatarrada Aqalka Sare ayaa magaalada Muqdisho ku soo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyey Dilka Macanlin Sanweyne

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan Ummadda...

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga XFS

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac ). Kulanka waxaa shir-gudoominayey Guddoomiya Guddiga Difaaca Mudane...

Ciidanka Danab oo Qabtay Minooyin Argsgixisada doonayeen in Shacabka ku dhibaateeyaan

Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan ururka 5-aad, guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab qeybtooda Jubaland ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanada Dhay-cabdi, Mayoonde, Qudhac-madoobe, Koban,...

[DAAWO] Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa tilmaamay...

Ugu Akhris Badan