Wararka

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo qaabilay wafdi uu hogaaminayay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...

[DAAWO] Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray hoolka uu ka furmayo shirka dib u heshiisiinta koonfor Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo Baydhabo u jooga furitaanka Shirka dib u Heshiisiinta Koonfur Galbeed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan sagootin ah Madaxtooyadda Qaranka ugu qabtay safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane...

Madaxweynaha Jabuuti oo qaabilay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam

Madaxweynaha Jamhuuriyada aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaciil Cumar Geelle ayaa Xarunta Madaxtooyada Jabuuti ku qaabilay Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed...

[DAAWO] Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka ayaa maanta ka dhagax dhigay magaalada Beydhabo xarunta Gurmadka deg degga ah ee Koonfur Galbeed.

Gudoomiyaha Hey’adda Maareeynta Masiibooyinka Maxamud Macallin Cabdulahi ayaa maanta ka dhagax dhigay magaalada Beydhabo Xarunta Gurmadka Deg degga ah ee Koonfur Galbeed. Dhagax dhigga Xarunta...

Ugu Akhris Badan