Wararka

Ururka Shaqaalaha Caafimaadka oo deeq gaarsiiyey barakacayaasha ku sugan duleedka Magaalada Muqdisho

Deeqdaan ayaa waxaa ugu deeqay  Barakacayaasha ku nool dhismihii hore ee Baar Xaraf ee KM13 Ururka Shaqaalaha Caafimaadka waxaana ay ka koobneyd Mesego,Sisin,Qamadi iyo...

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Cadaaladda oo Xilkii kala wareegay Mudane Cabdulaahi Ilkajiir

Xaflada xil wareejinta ah oo lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Cadaaladda ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qayb galay mas,uuliyiin ka tirsan Golayaasha dowladda oo...

Faahfaahino Kasoo Baxaayo Qarixii ka dhacay maanta Magaalada Muqdisho

Ugu yaraan 6 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay qarax gaari oo barqonimadii maanta lala beegsaday maqaayad ku taalla degmada Boondheere ee Magaalada...

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa la dhigay Maqaayad ku taala meel u dhow daljirka daahsoon degmada boondheere ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka maamulka Gobalka...

Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka oo sheegay in ay diyaarinayaan Shuruuc qeexeysa sida kheyraadka Dalka Loo Wadaagi lahaa.

Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Cusub ee Soomaaliya ayaa Shaaciyey in ay muhiim tahay in la diyaariyo Shuruuc qexeyso sida ugu haboon ee Kheyraadka...

Ugu Akhris Badan