Mareykanka oo sheegay in maraakiib dagaal uu  geynayo  Gacanka Kuuriya

Date:

Madaxda ciidamada Mareykanka ayaa amar ku bixiyay in maraakiib dagaal oo koox ah ay u dhaqaaqaan dhanka gacanka Kuuriya kadib walaac soo kordhaya oo la xiriira horumarinta gantaalada tijaabada ah ee ka imaanaya Woqooyiga Kuuriya.

Taliyaha ciidamada Mareykanka ee Pacific ayaa ku macneeyay in daadgureynta maraakiibta dagaal ee galbeedka Pacific,ay tahay tallaabo loo qaaday si  miyir ak oo lagu ilaalinayo danaha gobolka.

Madaxweynaha Mareykanka Mr.Trump,ayaa sheegay in diyaargarowga ay sameynayaan ay tahay mid ku kooban iyaga,isla markaana ay doonayaan in ay kula macaamilaan halista hubka niyuklerka ee dhinaca W/Kuuriya.

Maraakiibta dagaal ee la geynayo gacanka Pacific  ayaa  isigu jira kuwo xambaara diyaaradaha,nuuca laga rido gantaalaha Kuruuska,kuwa burburiya gantaalada iyo maraakiib kale oo caawiyaal

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Daah-furay Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cali...

Shirka Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya oo goordhow furmay

Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmaya Madasha 3-aad ee...