Wararka

Faahfaahino Kasoo Baxaayo Qarixii ka dhacay maanta Magaalada Muqdisho

Ugu yaraan 6 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay qarax gaari oo barqonimadii maanta lala beegsaday maqaayad ku taalla degmada Boondheere ee Magaalada...

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa la dhigay Maqaayad ku taala meel u dhow daljirka daahsoon degmada boondheere ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka maamulka Gobalka...

Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Dalka oo sheegay in ay diyaarinayaan Shuruuc qeexeysa sida kheyraadka Dalka Loo Wadaagi lahaa.

Ra’isul Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Cusub ee Soomaaliya ayaa Shaaciyey in ay muhiim tahay in la diyaariyo Shuruuc qexeyso sida ugu haboon ee Kheyraadka...

Shirkii Maxkamadaha Sare iyo Madaxda Garsoorayaasha Dowladaha Africa oo la soo gaba gabeeyay.

Waxaa Caasimada dalka Suudaan kusoo Gabagaboobay shir soconayay Mudo Saddax Maalin ah kaasi oo ay yeelanayeen Madaxda Maxkamadaha Sare iyo Madaxda Garsoorayaasha Dowladaha Africa. Gudoomiyaha...

Sababta keentay in diyaarado ka baxay Muqdisho lagu sii baaro Garoonka Wajeer

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay sababta keentay in Diyaarado ka baxay garoonka Muqdisho oo ku sii jeeday Nairobi lagu...

Ugu Akhris Badan