Wararka

Wasiirka Maaliyadda oo qado sharaf u sameeyey shaqaalaha Wasaaradda

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa  qado sharaf ugu sameeyey shaqaalaha Wasaaradda Hotel City Palace ee Magaalada muqdisho, waxaana ka...

Aftida Turkiga ee birri maxaa laga filan karaa? Warbixin

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan,ayaa jeediyey khudbaddii gabagabada isu soo baxyadii ugu dambeeyey ee ku aadan aftida Axada dhacaysa ee ku aadan in isbaddal...

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safirika cusub ee Shiinaha Mudane Qin Jian.

Madaxwaynaha dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta warqaddaha aqoonsiga safiirnimo ka gudoomay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiisan doonna Soomaaliya. Mudane Qin Jian ayaa...

Daawo Sawirro” Shirka maanta furmay iyo Arimaha looga hadlay

Shirkan ayaa waxaa arimaha ugu muhiimsan waxaa kamid ah Xoojinta  xiriirka wada shaqeyneed ee dowladda federaalka iyo Maamul Goboleedyada, xasilinta amniga dalka iyo shir...

Qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka oo la doortay

Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada...

Ugu Akhris Badan