Wararka

Madaxweynaha Kongo oo magacaabay Ra’iisul Wasaare

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimoqaraadiga ee Kongo, Joseph Kabila, ayaa u magacaabay Bruno Tshibala inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee dawladda awood wadaagga ah. Mr Tshibala ayaa...

Jubbaland oo sheegtay inay hoos u dhacday Awoodii Shabaab

Taliska Ciidanka Nabad Sugidda Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in maleeshiyaadka Al-Shabaab iminka aysan lahayn awood badan. Taliska ayaa sidoo kale sheegay in Al-Shabaab aysan awoodin...

Tirada dadka uu soo ridanayo Cudurka Shuban biyoodka oo korortay

Magaalada Dooloow ee Gobolka Gedo ayaa waxa ku soo badanaya dadka uu soo ridanayo Cudurka Shuba biyoodka. Dad fara badan ayaa haatan isbitaalada Magaalada Doolow...

Waxgaradka Degmada Balcad oo dalbaday in la joojiyo dagaal beeleedyo kajira halkaasi

Odoyaasha dhaqanka Degmada Balcad ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ka tirsan degmada, waxaana ay tilmaameen inay dhankooda ku...

Wasirka Amniga Qaranka Oo Shaqada Ka Hakiyey Taliyaha Saldhigga Xamarweyne

Muqdisho, (SONNA):-Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Maxamed Abuukar Islow (Ducaale) oo muddooyinkan kormeerayey howlaha Saldhigyada Booliska ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan xilliyada habeenkii ayaa xalay...

Ugu Akhris Badan