Wararka

Ra’iisul wasaare Kheyre oo madax kala duwan la kulmay

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo Soomaaliya ugu qeybgalay shir madaxeedka midowga Afrika ayaa kulan la yeeshey mas’uuliyiin kala duwan...

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Axmed Jaxash

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow, Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Imaamka, Ugaasyada, Duubabka iyo...

R/wasaare Kheyre oo Siishalis kala hadlay siidaynta Maxaabiista Soomaalida

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Addis Ababa ee Dalka ethiopia kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Siishalis. Mudane Xasan Cali Khayre ayaa wuxuu kala hadlay Madaxweyne...

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Muqdisho ka furmaya

Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ka socda qaban qaabada shirka looga hadlayo Amniga Qaranka Soomaaliya. Shirkaan ayaa waxaa ka soo qaybgalaya Madaxda dowladda federaalka...

Horjoogayaal Al-Shabaab ah oo lagu duqeeyay Shabeellaha Hoose

Diyaarado Dadaal ayaa duqeeyay deegaan ka tirsan Gobalka Shabeellaha Hoose iyadoo la bar tilmaameedsanayo Saraakiil ka tirsan Nabadiidka Al-Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in Duqaynta ay...

Ugu Akhris Badan