Wararka

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa maamul cusub u magacaabay gobolka Hiiraan

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladd goboleedka Hirshabelle, mudane Cali C/laahi Cosoble ayaa lagu magacaabay maamulka gobolka Hiiraan. Halkaan ka akhriso magacyada mas’uuliyiinta cusub...

Waxqabadka Dawladda ee usbuucii la soo dhaafay 04 June – 09 June

Mogadishu, 10 June 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa...

Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo digniin u jeediyey Ciidamadda Xoogga Dalka.

Taliyaha ciidamadda xoogga Dalka Soomaaliya oo ka hadlayey Shir Jaraa’id oo ay xalay wada qabteen taliyayaasha ciidamadda iyo Wasiirka Amniga ayaa Fariin adag u...

Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka oo ka hadlay Howlgalka Xasilinta Magaalada Muqdisho.

Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa sheegay in howlgalka Xasilinta Caasimadda aan cid goono ah lagu bartilmaameedsaneyn asagoo xusay in howlgalkaan lagu doonayo in...

Maamulka Gobolka Baay oo baaritaano ku wado isku dhicii shalay ka dhacay Magaaladda Baydhabo

Maamulka Gobolka Baay ayaa sheegay in ay baaritaan ku wadaan waxa sababay dagaalkii koobnaa ee shalay gudaha Magaaladda Baydhabo ku dhaxmaray Ciidamo ka wada...

Ugu Akhris Badan