Wararka

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kamid yihiin Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Yuusuf Garaad Cumar iyo Xildhibaano ka...

Midowga Afrika oo sheegay in uu wafdi u dirayo jasiiradda Dumeyra oo ay ku muransan yihiin waddamada Jabuuti iyo Eritrea

Guddoomiyaha Midowga Afrika, Muusa Faki Maxamed ayaa shalay ku baaqay deganaan isagoo dhinaca kale tilmaamay in wafdi ay u diri doonaan Jaziiradda Dumeyra oo...

Barlamaanka Masar oo kordhiyey muddada xaaladda degdegga ee dalkaas ka jirta

Barlamaanka Waddanka Masar ayaa Talaadadii shaley meel mariyey go’aanka madaxweyne Cabdifataax Al Sisi uu ku soo rogay xaaladda degdegga ee dalkaas, waxa ay kordhiyeen...

Wasiirka Warfaafinta oo Faah Faahin Ka Bixiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka Ee Muqdisho Ka Furmaya Maanta

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisoow) oo wareysi siiyey Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa...

Wasiirka Maalliyadda Soomaaliya oo Ka Hadlay Arrimaha Shilinka Soomaaliga Ee Ka Taagan Gobollada Dhexe ee Dalka

Wareysi uu siiyey Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Maalliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayuu uga hadlay xiisadaha ka...

Ugu Akhris Badan