Wararka

Wefdi Seychelles ka socday oo soo gaaray dalka

Wefigan ka socda jaziiradda Seychelles  ee maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxaa hogaaminaya wasiiru dowlaha arimaha dibadda, waxayan la kulmeen mas’uuliyiin ka tirsan...

Kulan u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Ururada Bulshada Rayidka Jubbaland oo Kismaayo ka dhacay

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa hannaanka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Ururada Bulshada Rayidka ee Jubbaland....

Wasiirka Dastuurka oo la kulmay Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Jubbaland

Wafidi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa waxa ay la kulmeen Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland...

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS oo Garowe ka furtay shirweyne wadatashi ah (Sawirro)

Shirwaynahan afraad ee ka talinta aayaha dhallinyarada Soomaaliyeed waxaa daahfurtay wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda federalka ah ee Soomaliya waxaana ka soo qaybgalay oo...

Qunsuliyadda guud ee Cadan oo faahfaahisay tirada Qaxootiga Soomaalida ee dib loo soo celiyay

Qunsuliyadda Guud Ee Soomaaliya ee Magaalada Cadan ayaa soo bandhigtay tira koobka qaxootiga Soomaaliyeed ee lagu guuleystay in laga soo daadgureeyo dalka yemen oo...

Ugu Akhris Badan