Wararka

Tahriibayaal dooni kula qalibmatay badda u dhexeysa Talyaaniga iyo Libiya

Hey’adda qaabilsan arrimaha qaxootiga ee aduunka IOM ayaa sheegtay in xeebaha dalka Liibiya ay ku dhinteen in ka badan 60 qof kuwaas oo aduun...

Soomaalida gobolka Ohio ee dalka Mareykanka oo Xusay 1-da Luulyo

Kumanaan Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay xaflad lagu maamuusayay Sanadguuradii 57aad ee ka soo wareegtay markii uu dalka Soomaaliya ka xoroobay gumeestihii goboladda...

Qaramadda Midoobay oo dhintay Kharashkii lagu bixin jiray nabad ilaalinta.

Qaramada Midoobay ayaa isku raacday dhimista ku dhawaad lix boqol oo milyan oo doolar oo ah miisaaniyadda sannadlaha ah ee hawlgaladda nabad ilaalinta. Mareykanka oo...

Wasiirka Arimaha Dibada Qadar oo si kulul ugu horyimid dalabkii loo soo jeediyey

Wasiirka arrimaha dibadda Qatar ayaa sheegay in dalkiisu diiday dalabaadka ay ku soo eedeeyeen dhawr dal oo Carbeed, laakiin wuxu intaa ku daray in...

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Madaxkale oo xalay Shacab badan kula dabaal degay Beerta Nabada.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo madax kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay Shacab Farabadan kula dabaal degay beerta Nabadda oo ka mid ah...

Ugu Akhris Badan