Ra’isulwasaraha Soomaaliya isboortigu waa mideeyaha Bulshada iyo Madaxda Dalkaโ€

Date:

Waxaa dhallinyaro soomaaliyeed oo ku nool degmada wadajir u suuro gashay inay kubad la dheelaan masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Dowladda waxaana ka mid ahaa Raโ€™iisul wasaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya , Raโ€™iisul-wasare ku xigeenka Dalka, xildhibaan Xuseen Carab Ciise iyadoo si aaan caadi hayn kubada ay isugu dhiib dhiibayeen Raโ€™isulwasaaraha iyo dhalinyarada uu la ciyaarayey.

Intaas ka dib ayaa Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre waxa uu sheegay in xukuumadiisu ay ku da daali doonto hir-galinta Garoomo lagu ciyaaro kubada cagta si loo helo ciyaar yahano Dalku yeelo kuwaas oo mustaqbalka u dheeli doona Qaranka Soomaaliyeed.

โ€œAad ayey inoo farxad galinaysaa inaan la kulano dhallinyaro u heelan hormarinta isboortiga iyo ka shaqaynta is dhex galka bulshada mudane Xasan Cali Kheyre ayaa tilmaamay sida ay ogo โ€˜an tahay ย hirgalinta hamiga dhalinyarada.

Qaar ka mid ah dhallinyaradii uu la dheelay ku badda cagta Ra,isulwasaaraha ayaa dhankooda ย sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin isdhex galka iyo dhiiro galinta ย Ra’isul wasaaraha iyo madaxda la socotaay u sameeyeen dhallinyarada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale