Wararka

Danjiraha Mareykanka oo sheegay in dowladda Soomaaliya isbedel weyn sameysay

Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Stephen M. Schwartz ayaa warbixin uu ku soo aadiyay sanad guuradii 57 ee xoriyadda Soomaaliya waxaa uu ku sheegay in dalka...

Aqalka dowladda Hoose ee Muqdisho oo lagu xusay dabaal-degga maalinta xorriyadda Jamhuuriyadda Soomaaliya

Munaasabadda lagu xusayay 1-da Luulyo ee 57-guuradii ka soo wareegatay xornimadii Gobolada Koofureed iyo is raacii Gobolada waqooyi iyo Koofur ayaa xalay ka dhacday...

Madaxweynaha oo Ubax dhigay Taalada Dal-jirka

 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon, iyadoo maanta loo dabaal degayo 57-guuradii ka soo wareegatay, xornimadii Gobolada Koofur...

Ciidanka Xoogga oo la wareegay deegaano ka tirsan Gobalka Sh/Dhexe

Wararka naga soo gaaray gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in deegaano ka tirsan gobalkaas uu ka dhacay Dagaal Khasaaro Gaystay oo u dhaxeeyay ciidamada...

1-da Luulyo “Maalintii Guusha”

Ummad walba oo dunida ku nool waxay leedahay maalmo ay si gaar ah ay u maamuusaan isla markaana ku weyn quluubtooda, kuwaasi oo ku...

Ugu Akhris Badan