Wararka

Madaxweyne Shariif Xasan oo la kulmay madaxa Hay’adda FAO

Madaxa hay’adda QM u qaabilsan cunada iyo Beeraha ee FAO Daniel Danotti   waxaa ugu horeyn Aqalka madaxatooyada K/Galbeed kulan kula qaatay Madaxaweynaha maamulkaasi  Shariif...

Xog-hayaha Guud ee QM oo warqadihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka Soomaaliya ee QM

Safiirka cusub ee Soomaliya u qaabilsan Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayaa magaalada Newyorka ee xarunta QM kula kulmay Xog-hayaha guud ee QM Antonio Guterres...

Guddoomiyaha Bankiga Dhexe : Dowladda FS iyo Dowlad Goboleedyada waa in ay wax ka qabtaan lacagaha been abuurka ah

Kadib shir jaraa’d uu maanta ku qabtay xafiiskiisa,Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Mudane Bashiir Ciise Cali ayaa wuxuu kaga hadlay dhibaatooyinka ka dhashey lacago...

Ra’iisul Wasaaraha oo ku booriyay shaqaalaha rayidka ee dowladda inay gutaan waajibaadka loo idmaday

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku booriyay  Mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Rayidka ee dowladda inay gutaan waajibaadka loo idmaday. Mudane Xasan Cali Qeyre oo shaley aheyd...

Madaxweynaha oo guddi xaqiiqo raadin ah u saaray shaqaaqo shalay ka dhacay Muqdisho

Shirka Todabaadlaha ahaa ee Golaha Ammaanka qaranka oo uu guddoominaayey Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagaga hadlay Shaqaaqadii dhex martay qaar ka mid...

Ugu Akhris Badan