Wararka

Muran ka taagan Dowladda Norway oo 4 caruur ah iyo sharcigii ka qaadatay muwaadin Soomaaliyeed

Dalka Norway ayaa waxaa lagu soo gebagebeeyey dacwad u dhexeysa Dowladda Norway iyo muwaadin Soomaaliyeed oo Dowladda dalkaasi ay ka qaadatay caruur uu dhalay,...

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo xukun dil ah ku riday eedeysanaal

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku riday labo eedeysane oo loo heystay inay dileen Nabadoon  lagu magacaabi jiray...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle oo sheegay in ay ku dhawaaqayaan Gudiga Doorashooyinka Madaxweynaha Hirshabeelle.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa sheegay in uu dhawaan ku dhawaaqi doono Gudiga doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle si ay u gutaan waajibkooda ku...

Wasaaradda Warfaafinta Iyo Safaaradda China Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow iyo ms’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda ayaa maanta kulan la qaatay safiirka dowladda...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Masar

Munaasabad ballaaran oo lagu soo dhaweynayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Max’ed C/llaahi Farmaajo iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa   xalay ka dhacday xarunta Jaamacadda Al-Azhar...

Ugu Akhris Badan