Wararka

labo Wiil oo Soomaali ah oo lagu dilay South Afrika

Kooxo burcad South Afrikaan ah ayaa Deegaanka Tambisa ee ku taala duleedka magaalada Johannesburg waxaa ay ku dileen labo muwaadin oo Soomaali ah ayaga...

Alle ha u naxariistee waxaa maanta lagu aasi doonaa Muqdisho Wasiirkii hore ee Dekedaha Nuur Faarax Xirsi

Alle ha u naxariistee Nuur Faarax Xirsi ayaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday oo ahaa Wasiirkii Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumaddii hore uu Ra’isul Wasaaraha...

Boliiska dalka Kenya oo gacanta ku dhigay nin la baadi goobayay in muddo ah

Wararka ka imaanaya dalka Kenya gaar ahaan Boliiska dalkaas waxa ay sheegaya in gacanta lagu dhigay Cali Xuseen Cali iyo labo nin oo ay...

Dowladda Burundi oo sheegtay in ay ciidankeedu ka sii mid ahaan doonaan howlgalka AMISOM

Dowladda Burundi ayaa sheegtay in ay dib uga laabatay  go'aan keedii ahaa in ciidamadeeda jooga Soomaaliya kala bixi doonto kaddib markii la xaliyay Cabashooyin...

Dab Xoogan oo ka kacay dukaamo ku yaala suuqa Bacaad

Gelinkii dambe ee maanta ayaa damb xoogan waxaa uu qabsaday qeybo kamid ah suuq Bacaad oo ku yaala degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir isla...

Ugu Akhris Badan