Wararka

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali KHayre oo Imtixaan Deeq-waxbarasho u Furay Laba Kun iyo Afar Boqol oo Arday

Muqdisho, 20 August 2017 -Ra’iisul​ ​Wasaaraha​ ​Xukuumadda​ ​Federaalka​ ​Soomaaliya​ ​Mudane​ ​Xasan Cali​ ​Khayre​ ​ayaa​ ​maanta​ ​imtixaan deeq-waxbarasho ah u furay 2,400 oo arday kuwaas...

Madaxweynaha iyo Sheekha Al-Azhar oo ka wada hadlay kordhinta deeqaha waxbarashada, dabargooynta xagjirnimada

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinkii labaad booqasho ku jooga dalka Masar ayaa maanta tagay Xarunta Al-Azhar Al-Shariif ee magaalada Qaahira, halkaas oo sii...

Ra’iisul Wasaaraha oo kormeeray arday u fadhiisatay imtixaanka ogolaanshiyaha ee Jaamacadda Ummadda

2,400 ardey oo dhamaysatay dugsiyada sare ee dalka ayaa maanta  u fadhiistey Imxitaanka ogolaanshiyaha ee Jamacadda Ummadda Soomaaliyeed si ay uga mid noqdaan 1,000...

Madaxweynaha Jubbaland oo daah furay Sharciga Dhismaha Dowladaha Hoose

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta si rasmi ah u daah furay sharciga Dhismaha Dowladaha Hoose iyo geedi socodka dhismaha golayaasha...

Koox cusub oo kamid ah ciidanka qaranka Burundi oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho

Koox cusub oo kamid ah ciidanka qaranka Burundi (BNDF) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaas oo hal sano oo shaqo ah uga bilaabanayso...

Ugu Akhris Badan