Wararka

Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Taliyaha Ciidanka Nabadsugidda Soomaaliyeed Mudane Cabdulaahi Cali Samnbalooshe  ayaa wada hadallo la xiriira sii xoojinta xiriirka walaaltinimo ee dhinacyada badan khuseeya la yeeshay Madaxweyne...

R/wasaare Khayrre “Dhalinyaradu waa hormuudka iyo horumarka dalka”

R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayrre oo ay weheliyaan Wasiirka Amniga Gudaha iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, ayaa ka qeyb...

Baarlamanka Puntland oo ansixiyay wasiirrada cusub ee maamulkaasi

Kulankan ansixinta Golaha Wasiirada cusub ee Puntlnd waxaa goob joog ka ahaa madaxweynaha Puntland kaasi oo baarlamanku ka codsaday in si duuduub ah u...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Amniga, laguna ansixiyey Hindise Sharciyeedyada Maareynta Maaliyadda iyo kan Xakameynta Hubka Wax Dila

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga...

Wasaaradda Dastuurka oo kulan ku saabsanaa dib u eegista Dastuurka ku qabatay Muqdisho

Wasaaradda Dastuurka ayaa kulan ku saabsan dib u eegista Dastuurka u qabatay xubno ka socday maamulgoboleedyada iyo qeybaha bulshada. kulankan oo socday muddo Afar maalmood...

Ugu Akhris Badan