Wararka

Dhallinyaro la baray xirfado ay ku shaqeystaan

Iyadoo ay ka socanayaan magaalada Gaalkacyo barnaamijyo ku aadan la dagaallanka shaqa la’aanta dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa waxaa maanta ku dhawaad boqol iyo lixdan dhallinyara...

Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa soo saarista lacago cusub

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudan Xasan Cali khayre  ayaa  kormeer  shaqo ku tagay  Bankiga dhexe ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta si...

Wasaaradda Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay Aqoonyahanada Soomaaliyeed

Kulan wadatashi ah oo u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa waxa...

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo sagootiyay Safiirka Sweden oo muddo xileedkiisa shaqo ay ka idlaatay”

 Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa munaasabad saagootin ah loogu qabtay Safiirkii dalka Sweden Mr. Mikael Lindvall oo muddo gaaraysa 5 sano ka shaqaynaayey...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Urrurada Bulshada Rayidka ah.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan hal mar bishiiba la qabto la yeeshay qeybaha kala duwan...

Ugu Akhris Badan