Wararka

Golaha shacabka oo diiday codsiga wasiirka arimaha dastuurka

Kulanka golaha shacabka jamuuriyadda Soomaaliya ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho, waxaa  shir guddoominayay guddoomiyaha golahaas, Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari) iyadoo ajendaha kulanka uu...

Faahfaahin Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

Gaari walxaha laga soo buuxiyay oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Wadada Makka Almukarama ee Magaalada Muqdisho sida uu Warbaahinta Qaranka u...

AKHRISO “Madaxweynaha koonfur-galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda”

Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadn ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda ka dib Munaasabad ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta...

Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Kulan Kula yeeshay Madaxa Xafiiska Hay’adda SSF Ee Bariga iyo Bartamaha Africa

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta  ku qaabilay Madaxtooyada Garoowe  wafdi uu hogaaminayo Madaxa xafiiska hay’adda SSF ee Bariga iyo...

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Warar goor dhow ina soo gaaray ayaa sheegaya in qarax ka dhashey gaari laga soo buuxiyay walxaha qarx islamarkaana sbaababay qasaare dhimasho iyo dhaawac...

Ugu Akhris Badan