WARARKA MAANTA AKHRISO “Madaxweynaha koonfur-galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda” By admin - July 30, 2017 0 17 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadn ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda ka dib Munaasabad ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta ku meel gaarka ah ee Koonfur-galbeed.