Wararka

Puntland oo Faah Faahisay Markab La Sheegay In Gantaal Lagula Qarxiyey Xeebta Caluula

Ayadoo warar soo baxayey ay sheegayeen in qarax laga  maqlay markab taagnaa meel ku dhow xeebta degmada Caluula ee gobolka Bari ayaa Puntland waxa...

Madaxweynaha Puntland oo Kaqayb Galay Xafladda Qalin Jebinta Ardayda Dugsida Sare Ee Ganbool

Madaxweynaha ayaa waxaa xafladda ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Puntland Abshir Aw yuusuf Ciise iyo ku xigeenkiisa, masuuliyiin ka tirsan goloyaasha dawladda Puntland, saraakiil...

Madaxweynaha oo hambalyo u diray dowladda iyo shacabka Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aadan 40 guuradii ka soo wareegatay markii xornimada ay qaadatay Jabuuti u diray dowladda iyo shacabka...

Shacabka Jabuuti oo maanta u dabaal dagaya sanadgurada 40-aad ee xornimada dalkaasi,

Dadka reer Jabuuti waxa ay kamid yihiin shucuubta Afrika ee halganka u soo galay sidii ay u noqon lahaayeen dad xor ah oo leh...

Qarax laga maqlay Markab marayay xeebaha Puntland

Wararka naga soo gaaraya xeebaha deegaanka Caluula ee Puntland ayaa sheegaya in Halkaas uu ku dagay Markab ka dib markii uu Qarax ka dhacay. Dad...

Ugu Akhris Badan