Madaxweyne Geelle oo dhambaal hambalyo ah u diray Uhuru Kenyatta

Date:

Madaxweynaha jabouti mudane Ismaaciil Cumar “Geele” ayaa u diray hambalyo dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo markale dib loo doortay.

Madaxweynahu waxa uuna ugu baaqay in la dhiso sharciga ammaanka iyo xasiloonida Geeska Africa maadama ay ka jiraan inta badan muddooyinkaan dambe dhibaatooyin ay ka mid yihiin amaandarrida.

Madaxweynah dalka jabuuti waxa uu carabka ku adkeeyay in la sameeyaa howlgallo adag oo lagu sugayo xariirka labada dhinac korna loogu qaada calaaqada u dhaxeeyso Jabouti iyo Kenyai oo ku aadan meelah kala duwan ee qiymaha leh.

Mudane Geelle waxaa uu sheegay in ay xusid mudan tahay in Kenya ay kordhineysa howlgalka midowga Africa ee nabad ilaaninta Somalia, kaasi oo ka taageerta dowladda ee la dagaalka ka dhanka ah Ururada ku xiran Al-qaacidda iyo kuwa kale ee xag jirada ah.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

R/Wasaaraha XFS oo daahfuray xarun cusub oo qaabilsan ka hortagga weerarada internetka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO WAFDI UU HOGGAAMINAYO OO GAARAY MAGAALADA ARUSHA EE DALKA TANZANIA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida AUN Janaraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Gubadleey oo u gudubtay wareega 3-aad Tartan cilmiyeedka warbaahin Qaranka

Degmada Gubadleey oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...