Wararka

40-shaqaalo oo ka socday Wasaaraddaha Dowladda oo tababar loogu soo xiray Nairobi+(Sawiro)

Nairobi(SONNA) Tababar shan maalin ah u socday 40-Shaqaale oo ka kala socday agaasinka Qorsheynta ee Wasaaaraddaha Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa maanta  lagu soo gaba...

Dowladda Turkiga oo qabatay 226-Tahriibayaal sharci-daro ah

Ciidamada Amaanka Turkiga ayaa khamiistii shalay gacanta ku dhigay 226-Qof oo doonayay in si sharci-daro ah uga tahriibaan dalkaasi ka dib howlgal ay ciidamada...

Taliska Booliska Soomaaliya oo gaadiid Ciidan ku wareejiyey Booliska Hirshabeelle

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka HirshabelleMudane  Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye guuto  C/xakiin Daahir Saciid Saacid Kala Wareegay Gawaari Loogu Talo...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo Daahfuray bandhig Carweedka Farshaxanka iyo Dhaqanka Soomaalida

Daah furka barnaamijka Bandhig Carweedka Dhaqanka iyo Farshaxanka ayaa waxa furay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Taabit Cabdi Maxamed , kuxiggeenadiisa...

Ugu Akhris Badan