Wararka

Odayaasha dhaqanka oo war ka soo saaray xaaladda dalka

Odayaasha 135-ta Oday ee soo xulay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo ah Duubabka Qaranka Soomaaliyeed intooda ku sugan Gobolka Banaadir oo ka kulmay xaalada amni...

Cabdul-Fattah Al-Sisi” Waxaan xoojineynaa Midnimada iyo Madaxbanaanida Soomaaliya”

Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha dalka Masar Cabdul-Fattah Al-Sisi ayaa carabka ku adkeeyay Arbacadii shalay inuu wadankiisa si adag u garab taagan yahay midnimada iyo madax banaanida...

Madaxweynaha Myanmar oo booqaneysa gobolka Rohingya

Madaxweyna Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa gaartay gobolka Rakhine halkaasi oo lagu dhibaateynayo Muslimiinta Rohingya. Waa Markii ugu horeysay oo madaxweynaha Myanmar Aung San...

Seddax qofood oo ku dhimatay toogasho ka dhacday dukaan ku yaala Mareynkanka

Saddex Qof ayaa la dilay ka dib toogasho ka dhacday dukaanka Walmart  ee magaalada Thornton ee dalka Mareynkanka, sida uu sheegay Booliska. Kooxo hubeysan ayaa...

Madaxweynaha Masar ”Waxaan xoojineynaa Midnimada iyo Madaxbannaanida Soomaaliya”

Madaxweynaha dalka Masar Cabdul-Fattah Al-Sisi ayaa sheegay Arbacadii shalay in wadankiisa uu si adag u garab taagan yahay midnimada iyo madax bannaanida Soomaaliya. Warka ka...

Ugu Akhris Badan