Wararka

Doorashada Maamulka iyo Golaha deegaanka oo Maanta ka dhacaysa Xudur

Bakool (SONNA) Doorashada Maamulka iyo Golaha deegaanka Degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa lagu wadaa in ay maanta ka dhacdo Magaaladaasi, iyadoo Bulshada...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo gaaray Dalka Cumaan+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Mohamed Aadan Koofi ayaa gaaray dalka Cumaan, iyadoona halkaasi ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiinta safaaradda...

Natiijada doorashada Liberia oo la shaacinayo

Liberia(SONNA) Waxaa si rasmi ah uga bilowday dalka Liberia tirinta codadkii la dhiibtay ee doorashada madaxtinimo ee wadankaasi,Iyadoo ay noqonayso xil isku wareejintii ugu...

5 qof oo Shabaab ah oo ku dhintay gaari kula qarxay Hiiraan

Hiiraan(SONNA) Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyaad katirsan Shabaab  uu la qarxay gari ay saar naayeen kaasi oo marayay meel u...

Howl-galo ka dhan ah Al shabaab oo ka socda Gobolka Shabeelaha hoose

Bashiir maxamed Yuusuf oo ah Gudoomihaya Amniga iyo siyaasadda Maamulka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyada Soomaaliya...

Ugu Akhris Badan