Wararka

Shirka wadatashiga W/Warfaafinta JFS,Maamul Goboleedyada iyo Warbahinta gaarka ah oo maalintii labaad galay

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan, ayaa u mahadceliyay masuuliyiinta ka kala yimid Gobolada dalka oo dhan, dhamaan ururada saxaafada iyo...

Safaaradda Soomaaliya ee Tanzania oo ku guuleysatay in ay xabsiyada Dalkaas ka soo deyso Dad soomaaliyeed oo ku xirnaa.

Safiirka Soomaaliya ee Tanzania Mudane Maxamed Xasan Cabdi ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in dadka dadka xabsiyada laga sii daayay ay gaarayaan 20, ayna...

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Ethiopia uga mahad celisay kaalintii ay ka qaadatay gurmadka dadkii ku waxyeeloobay Xasuuqii KM5

Muqdisho (SONNA) Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa   si gaar ah ugu mahad celisay dhaqaatiir leh takhasuusyada...

Amiirka Kuweyt oo aqbalay Iscasilaada R/wasaarahiisa

Muqdisho (SONNA) Amiirka dalka Kuweyt Sheekh Sabaah Al-Axmed Al-Sabaax ayaa si rasmi ah u aqbalay Istiqaaladda uu u gudbiyay R/wasaarihii dalkaasi Kuweyt Sheekh Jaabir...

Guddoomiye Jawaari oo Shirka Baarlamaanka Carabta uga qeyb galay Suudaan+Sawirro

Suudaan (SONNA) Shirka Baarlamaanka Carabta oo ay ku mideysan yihiin Baarlamaanada dalalka carabta ayaa markii ugu horeysay waxaa lagu qabtay Magaaladda Khartuum ee Xarunta wadanka Suudaan. Shirkan...

Ugu Akhris Badan