Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka hadlay Wada hadalada Galmudug iyo Ahlu suna uga bilowday Jabuuti

Muqdisho(SONNA) Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo wareysi siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay dadaalada lagu nabadeynayo deegaanada Galmudug,wuxuuna dhanka kale ka hadlay...

Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga XFS oo sirasmi ah xilkiisa loogu dhaariyay

Muqdisho(SONNA) Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshey kulankoodi caadiga ahaa,iyadoo ajandaha uu qeyb ka ahaa dhaarinta Wasiirka cusub ee...

Shirka Warbaahinta Dowladaha IGAD oo ka furmay Itoobiya+Sawirro

Adis-ababa(SONNA) Magaalada Bashifto ee wadanka Ethiopia waxaa ka furmay shirka Warbaahinta Dowladaha IGAD oo looga hadlayo arrimo badan oo ay ka mid tahay Wada...

Guddoomiye Jawaari oo ka qeybgalay kulan dhexmaray guddoonka Aqalka sare iyo wafdigii ka socday Jabuuti+Sawiro

Muqdisho(SONNA) Kulankaan Casho sharafta ah ee ay uu Sameeyeen  Xildhibaanada Aqalka sare Wafdiga uu Hogaminaayo Guddoomiyaha Golah Wakiilada Wadanka Jabuuti ayaa Xalay lagu qabtay...

Maleeshiyaadka argagixisada Al-shabaab oo ka qaxay deegaano ka tirsan Gobolada Jubooyinka iyo Shabeellaha Hoose

Muqdisho(SONNA) Janaaral Max’ed Axmed Tareetisho oo kamid ah saraakiisha ciidanka xoogga Dalka ee Gobolka Hiiraan  ayaa sheegay in ay ka war-hayaan firxadka maleeshiyada argagixiisada...

Ugu Akhris Badan