Wararka

Madaxweyne ku xiggeenka Hirshabeelle oo kulan la qaatay Saraakiil Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ka socday “Sawirro”

Jowhar (SONNA), Madaxweyne ku xiggeenka Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta  magaaladda Jowhar, kulan qado sharaf ah ugu sameeyey...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo sheegay in horumar laga sameeyey Amniga iyo Horumarinta dhaqaalaha dalka”Sawirro”

Muqdisho (SONNA), December 5, 2017--Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa daah furay shirka Qaran ee (Somali Partnership Forum) ee ka dhacay...

Wasiir Cabdi Xoosh oo khudbad ka jeediyay shirka heerka sare ee Muqdisho “Sawirro”

Muqdisho (SONNA), Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo maanta ka qaybgalay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Heerka Sare...

Madaxweyne Farmaajo “Waxaa naga go’an in aan si wada jir ah ugu wada xisaabtanno qorshayaasha iyo hawlaha aan ku heshiinno”

Muqdisho, Disembar 05, 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuleystay fulinta qorsheyaashii Lix biloodlaha...

Dowladda Soomaaliya oo Heshiis Taariikhi ah la gashay Mareykanka muddo 30 sano ah kadib “Sawirro”

Muqdisho (SONNA), Dowladda Federaalka ah ee  Soomaaliya,  ayaa maanta Heshiis taariikhi ah la gashay Dowladda Mareykanka mudo 30 sano ah kadib. Heshiiskaan oo ku kacaya...

Ugu Akhris Badan