Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta ka qeyb galaya Caleemasaarka Uhuru Kenyaata

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galaya Xaflad Caleemasaarka Madaxweynaha Kenya oo ka dhaceysa Magaalada Nairobi ee...

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha dalka Seychelles+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha dalka Seychelles  (Mr.  Danny Faure)  ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wafdiga uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Yuusuf...

Wafdi uu hogaaminayo Wasiir Cabdi Xoosh oo gaaray Koonfur Afrika(SAWIRRO)

Johannesburg(SONNA):--Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo wafdi uu hogaaminayo oo isugu jira xubno Wasaaradda ka tirsan iyo Guddiga La-socodka dib-u-eegista Dastuurka...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Magalada Nairobi ee dalka Kenya ( Faah-faahin + Sawirro )

Nayroobi, Nofeembar, 27, 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeybgalaya caleema-saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Booqday Xarunta Safaraddda Soomaaliya ee Sucuudiga

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta waxaa uu booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliya ay...

Ugu Akhris Badan