Wararka

Maamulka Gobolka Bakool oo deeq gaarsiiyay qoysas barakacayaal ah

Maamulka Gobolka Bakool ayaa maanta deeq raashiin gargaar ah oo ka timid Jaaliyadda Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalka Switzerland gaar ahaan Magaalada Zurich gaarsiiyey...

Ugaas Maxamed wali oo ku baaqay in la joojiyo colaadda ka taagan deeganno hoostaga Balcad

Odoyaasha dhaqanka Degmada Balcad ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ka tirsan degmada, waxaana ay tilmaameen inay dhankooda ku...

Madaxweynaha Kongo oo magacaabay Ra’iisul Wasaare

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dimoqaraadiga ee Kongo, Joseph Kabila, ayaa u magacaabay Bruno Tshibala inuu noqdo ra’iisul wasaaraha cusub ee dawladda awood wadaagga ah. Mr Tshibala ayaa...

Jubbaland oo sheegtay inay hoos u dhacday Awoodii Shabaab

Taliska Ciidanka Nabad Sugidda Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in maleeshiyaadka Al-Shabaab iminka aysan lahayn awood badan. Taliska ayaa sidoo kale sheegay in Al-Shabaab aysan awoodin...

Tirada dadka uu soo ridanayo Cudurka Shuban biyoodka oo korortay

Magaalada Dooloow ee Gobolka Gedo ayaa waxa ku soo badanaya dadka uu soo ridanayo Cudurka Shuba biyoodka. Dad fara badan ayaa haatan isbitaalada Magaalada Doolow...

Ugu Akhris Badan