Wararka

Maamulka Goof gaduud ee G/ Baay oo faahfaahin ka bixiyay Xaaladda Deegaanka

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Deegaanka Goof gaduud ee Gobolka Baay oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka faahfaahin ka bixiyay Xaaladda Amniga Deegaanka. Xasan Isaaq Guddoomiyaha Deegaanka Goof gaduud...

Madaxweyne Farmajo oo lagu so dhaweeyey Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey  magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga,halkaasi oo ka furmaya shirka madaxda...

Ruushka oo ciidamadiisa kala baxaya Syria.

Syria(SONNA) War ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Mosco ay ciidamadeeda kalabaxaysa Dalka Syria,iyadoo haatan uu Ruushku ku dhaqaaqay...

Wasiir Eng. Yarisow oo si kulul u cambaareeyey dilka Wariye Maxamed Ibrahim Gabow

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey dilka loo geystay...

Madaxweyne Farmaajo oo dalka Turkiga kaga qeyb galaya Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka

Muqdisho, Disembar 11, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa umba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa...

Ugu Akhris Badan