Wararka

Maxaabiis Soomaali ah oo dalka dib loogu soo celiyay+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Maxaabistan oo Tiradooda gaareysay Todobo Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku Xirnaa jaziirada Sechelles ayaa maanta dib loogu soo celiyay dalka, Waxaana  Garoonka diyaaradaha  Aadan...

Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay Shir uu la yeeshay Masuuliyiin ka tirsan Hay’adda IMF

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaliya Dr C/raxmaan Ducaalle Beyle oo shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay natiijadii ka soo baxday shir...

Turkiga oo qabanaya kulan sadex geesood ah oo la xiriira amniga

Taliyaha ciidamada Turkiga ayaa lagu wadaa in 14-ka bishan uu la kulmo dhigiisa dalka Ciraaq iyo saraakiil ka socota dalka Mareykanka ,sida ay xaqiijiyeen...

Isbadal xooggan oo laga dareemayo Magaalada Dhuusamareeb

Dhuusemareeb (SONNA) Ka dib markii Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka ay Heshiis ku Saxiixdeen Madaxda Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna Waljameeca kaasoo ku aadanaa midnimada Gobolada...

Maamulka Degmada Hobyo oo ka hadlay Mashaariic ka socota Hobyo

Muqdisho (SONNA) Guddoomiyaha Magaale Xeebeedka Qadiimiga ah ee Hobyo C/laahi Axmed Cali Faad oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa faahfaahin ka bixiyay Mashaariic kala duwan oo...

Ugu Akhris Badan