Maamulka Goof gaduud ee G/ Baay oo faahfaahin ka bixiyay Xaaladda Deegaanka

Date:

Muqdisho (SONNA)ย Guddoomiyaha Deegaanka Goof gaduud ee Gobolka Baay oo la hadlay Warbaahinta Qarankaย ayaa ka faahfaahin ka bixiyay Xaaladda Amniga Deegaanka.

Xasan Isaaqย Guddoomiyaha Deegaanka Goof gaduud ee Gobolka Baay ayaa tilmaamay in ay wanaagsan tahay Amniga Deegaanka Goof gaduud iyo deegaanada kale ee hoos yimaada isagoona sheegay in Goof gaduud ay ka howlgalaan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

Guddoomiyahaย Xasan Isaaq ayaa sheegay in ay qorshaynayaan Maamulka oo kaashanaaya Ciidamada Xoogga Soomaaliyeed iyo kuwa Darawiishta Maamulka Koonfur galbeed sidii Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab kuwaa soo dhibaatooyin kala duwan ku haya Shacabka Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...