Wararka

Akhriso: War-Muriyeedkii laga soo saaray shirkii goleyaasha sharci dejinta

Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gabo gabeeyay Shir ay lahaayeen Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Gudoonada Baarlamaanada Maamul goboleedyada dalka. Kulanka lagu soo gabo gabeeyay...

Taliyaha Xoogga oo ka hadlay falkii Hoyga Cabdi Qeybdiid lagu galay

Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya General Cabdi wali Gorod ayaa ka hadlay falkii lagu weeraray maanta guriga General Cabdi Qeybdiid. General Gorod oo gaaray guriga Cabdiqeybdiid...

Deg Deg: Madaxweynaha oo amray in la baaro falkii lagu galay guriga Senator Cabdi Qeybdiid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka jawaabay fal sharci darro ah loo ciidammo ay maanta ku galeen hoyga Senator...

Wasiirka Maaliyadda oo saxiixay 2.7 $ Malyan oo loogu talagalay Abaaraha iyo Biyo la’aanta (Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa maanta Saxiixay heshiis lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun ($2.7m) oo...

GUDDOOMIYAHA AQALKA SARE OO FURAY MADDAL LAGU HORUMARINAYO AF SOOMAALIGA

Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa waa mid meel sare ka jooga Madaxda Qaranka kuwaas oo si weyn u dhiiro geliya Barnaamijyada looga hadlayo qaabka...

Ugu Akhris Badan