Wararka

wasaarada arimaha gargaarka oo maanta daahfurtay shir wax loga qabanaayo Abaaraha soomaliya

Mashruucaan maanta uu daah furay Sii hayaha wasiirka gargaarka ayaa ah mid lagu caawinaayo dadka soomaaliyeed ee ay saameeyeen Abaarahi isbiirsadey ee dalka ku...

Fanaanda kiin jaamac yare oo muqdisho u timid in ay ku qabato bandhig faneed

fananda kiin jaamac yare oo ka mid aha fanaaniinta da'ada yar ee qurbaha ku soo caan baaxay oo muqdisho soo gaartay ayaa saxaafada la...

Munaasabad lagu xusaayo mallinta dhirta oo muqdisho lagu qabtay

17 April ayaa loo aqoonsaday in ay tahay maalinta dhir beerista Qaranka Soomliyeed, munaasbad lagu weyneynayo malintaan ayaana maanta wasaaradda Xananada Xoolaha dhirta iyo...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo booqasho ku tagay Safaaradda Soomaaliyeed ee Pretoria .

Wasiirka oo ay soo dhaweeyeen Madaxda iyo Shaqaalaha oo uu ugu horeeeyo Danjire Jamal Barrow ayaa u kuurgalayay shaqooyinka ay Safaaradda u heyso Jaaliyadda...

Madaxweynaha Jamuuriyada soomaliya oo dib uga howl galay xarunta gaashaandhiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu laabtay Xafiiskii Wasaaradda Gaashaandhigga ee uu ku shaqeynayay muddadii ugu dambeeysay. Madaxweynaha oo...

Ugu Akhris Badan