Wararka

Shiinaha oo u ballan qaaday Soomaaliya deeq wax barasho.

Muqdisho(SNTV) Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin Jian oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in sanadki hore Dowladda Shiina deeq waxbarsho u fidisay arday...

Waa tallaabo lagu hubinayo tirada iyo tayada Shaqaalaha.

Muqdisho (SNTV)-Waxaa haatan bilowday Barnaamij lagu tira koobayo shaqaalaha dowladda, kaasi oo ah mid xukuumadda Soomaaliya ay ku doonayso inay ku tirikoobto islmarkaana ay...

Shir ku saabsan amniga Soomaaliya oo lagu qabtay Garoowe/

Garoowe-(SNTV)-Waxaa Magaalada Garoowe Shalay ka furmay  shirka amniga Dowlada Federaalka iy maamul Goboleedyada Dalka, kaas oo looga hadlay xaalada ammaanka ee Dalka guud ahaa...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo go’aan ka soo saartay SKA

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaritaan ku sameysay heshiis la sheegay in lala galay shirkadda SKA, waxa ayna caddeyneysa dowladdu in heshiiskaas uusan waafaqsaneyn habraaca...

Muwaadiniin Soomaali lagu dilay Columbus oo la aasay.

Columbus (SNTV)-Boqolaal Soomaali ah ayaa ka soo qeybgashay aas si wada jir ah loogu sameeyay labo dhalinyaro oo maalinimadii sabtida lagu dilay mid kamid...

Ugu Akhris Badan