Wararka

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Cabdiwali Jaamac Warsame Gorod ayaa ka tacsiyadeeyay Askartii ku dhimatay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay...

Faah faahin ka soo baxaysa qarax naftii halignimo ah oo ka dhacay Muqdisho

Qaraxani oo uu fuliyay nin naftii halige ah oo xirnaa Jaakadda Qaraxyada ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska...

Hogaamiyaasha Ururka Iskaashiga Islaamka oo Caasimadda Falastiin u Aqoonsaday Qudus

Ururka iskaashiga Islaamka (OIC), ayaa shaaciyay in Bariga Jerisalem ay tahay caasimadda Falastiin,iyagoo iska diiday go’aankii Mareynkanka ee ahaa in Qudus ay tahay caasimadda...

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka oo heshiis la gaaray Guddiga doorashooyinka Puntland

Xubno ka socday Guddiga doorashooyinka Puntiland oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaaladda Muqdisho ayaa heshiis is afgarad iyo wada shaqeyn ah la gaaray...

Ganacsato Soomaaliyeed oo Maamulka degmadda Balcad ku  wareejiyey deeq lacageed  oo lagu dhisayo isbitaalka degmadaasi“Sawirro”

Deeqdaan lacagta ah oo gaareysa  seddex kun oo lacagta dollarka Mareykanka ah,  ayaa waxaa iskasoo aruuriyay Ganacsato Soomaaliyeed oo kunool dalka Koofur Afrika,  kuwaas...

Ugu Akhris Badan