Wararka

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka sanadka 2020

Shirkii caadiga ahee ee khamiislaha ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Xasan Cali Khayre ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka,...

Wasiir Beyle iyo madaxda kale oo Dalxiis ku tegay deegaanka Goob-weyn

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle oo hogaaminaya Wasiirada Maaliyadda ee Dowlad Goboleedyada ayaa Booqday Deegaanka Goob-weyn ee Gobolka Jubada Hoose. Halkaasoo...

R/wasaare Khayre”Waxaan xoogga saareynaa dib u dhiska iyo tayeynta ciidanka”

Munaasabada ballaaran oo lagu soo geba gebeynayay xuska sanad guuradii 74-aad ee aas- aaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xalay ka dhacday magaalada Muqdisho,taasi oo...

Kismaayo oo uu ka furmay shirka mideynta Canshuuraha Bariga Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Kismaayo ka furay shirka wadatashiga Canshuuraha Bariga ee dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada. Shirkan...

Madaxweyne Farmaajo “wakhtigeyga ugu badan ciidanka ayaan ku bixin doonnaa”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu baaqay Ciidamada xoogga dalka inay laba jibaaraan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo ka dhawaajiyay...

Ugu Akhris Badan