Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo u amba baxay dalka Uganda.

Wafddigan oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa u amba baxay Dalka Yugandha. Ujeedada socdaalka Madaxweynaha ayaa la xiriirta ka...

Al-shabaab oo dilay Dameero u rarnaa ganacsatada Waajid.

Kooxda Nabad-diidka Al-Shabaab ayaa dhabbaha u galay Gaari dammeero siday raashiin ay lahaayeen Ganacsatada degmada Waajid ee Gobolka Bakool,iyagoona gubay ku dhawaad 10-gaari dammeer...

Ka Hortagga Kharta Kaallimaha Shidaalka iyo arrimo kale oo la isku weydiiyay kulankii golaha wasiirada Puntland.

Shirkii Golaha Wasiirada Maamul Goboleedka Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  ayaa waxaa looga hadlay Amniga Puntland, Ilaalinta...

Taliyaha Asluubta oo wili ku jiro booqashadiisa shaqo uu ku joogo wadanka Qatar.

 Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta Booqday Xabsiga ugu weyn dalka Qatar oo ku...

Xarumo dheeraad ah oo laga heli doono adeegyada caasimadda oo xariga laga jaray.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xariga ka jaray xafiisyada Adeegga ee degmooyinka Hodan iyo Hawlwadaag...

Ugu Akhris Badan