Wararka

Jawish Oglo: Soomaaliya in la cadaadiyo gar ma aha

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Mowlud Jawish Oglo,ayaa sheegay in Soomaaliya lagu hayo cadaadis xooggan oo ka dhashay mowqifkii ay ka istaagtay khilaafka dalalka Khaliijka. Isagoo...

Ku-simaha Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray kulan ku saabsanaa is cafinta bulshada

Muqdisho (SNTV)-Aqoon isweydaarsi ku saabsan doorka Saxaafada ee is cafinta Bulshada ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay mgaalada Muqdisho. Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda socdaalka Soomaaliya oo Norway kula kulmay Madaxda Laanta Socdaalka dalkaas

Muqdisho (SNTV)-Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Gaanshaanle Sare Maxamed Aadan Koofi oo socdaal  ku maraya dalalka Finland, Norway iyo Belgium  ayaa...

WHO oo soo bandhigtay heerka saameynta fatahaadyadii dhacay

Gineva-(SNTV)-Dad kor u dhaafaya 695,000 Qof ayaa ku wax yeelloowday daadad ka dhashay Roobab lixaad leh oo sababay fatahaado ka dhacay Dalka Soomaaliya qaybo...

Kheyre oo kormeeray Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee Muqdisho

Muqdisho-(SNTV)-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa Xalay  kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ay ku sugnaayeen Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha Ciidamada...

Ugu Akhris Badan