Wararka

Tahriibayaal Afrikaan oo Soomaali ay ku jirto oo lagu rasaaseeyey Dalka Liibiya

Liibiya(SNTV) Wararka laga helayo Dalka liibiya ayaa sheegaya in khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhashey Rasaas lagu furay dad Tahriibayaal Afrikaan ah oo Soomaali...

Aqalka Sare oo lacag ugu deeqay qaar kamid ah dadka ay saameeyeen Fatahaadaha iyo Duufaanada ku dhuftay Dalka

Muqdisho(SNTV) Kulankan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho guddiga Joogtada ah ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay Arrimo dhowr ah oo...

Taariikhda guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare

Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed wuxuu shahaadada koowaad ee Jamacadda ka qaatay Jaamacadda Hargeysa, halka tan labaadna uu ka qaatay University of Hertfordshire, Hatfield oo...

Xil ka qaadis iyo magacaabis Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka

  Muqdisho: May 27, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare ee dalka Mudane Ibraahim...

Yaa ku badiyay tartan aqooneedkii dhex-maray degmooyinka Marka VS Hilwaa?

Muqdisho (SNTV)-Degmooyinka Marka iyo Hilwaa oo ka kala tirsan Shabeelaha Hoose iyo Benaadir  ayaa  caawa wacadaro muujiyay kadib tartan aqooneedkii  dhex maray. Degmada Marka oo...

Ugu Akhris Badan